Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 36:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Muuse ka guddoomeen wixii la bixiyey oo dhan, oo ay reer binu Israa'iil u keeneen shuqulka adeegidda meesha quduuska ah, inay ka sameeyaan. Oo haddana waxay weliba subax walba u keeni jireen waxay raalli ka yihiin.

Baxniintii 36

Baxniintii 36:1-13