Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 32:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu ku noqday Rabbiga xaggiisa, oo wuxuu yidhi, Bal dadkanu dembi weyn bay sameeyeen, oo waxay samaysteen ilaahyo dahab ah.

Baxniintii 32

Baxniintii 32:23-33