Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 32:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa dhacday, in Muuse maalintii dambe dadkii ku yidhi, Idinku dembi weyn baad samayseen, oo haatan waxaan kor ugu tegayaa Rabbiga; mindhaa dembigiinna aawadiis ayaan u kafaaro gudi doonaaye.

Baxniintii 32

Baxniintii 32:29-32