Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 32:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu iyagii ku yidhi, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil sidan buu leeyahay, Nin waluba seeftiisa dhinaca ha ku xidho, oo kulligiin irid ilaa irid xerada hore iyo dib u dhex qaada, oo nin waluba ha dilo walaalkiis, iyo saaxiibkiis, iyo deriskiisaba.

Baxniintii 32

Baxniintii 32:21-33