Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 32:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ayuu Muuse istaagay xerada iriddeedii, oo wuxuu yidhi, Ku alla kii Rabbiga la gees ahow, ii kaalay. Markaasay reer Laawi oo dhammu agtiisa ku soo urureen.

Baxniintii 32

Baxniintii 32:23-32