Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 31:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waa inaad dhawrtaan sabtida, waayo, waa idiin quduus, oo mid kasta oo ka dhiga wax aan quduus ahayn hubaal waa in la dilaa, waayo, ku alla kii maalintaas shaqeeya, de qofkaas waa in laga gooyaa dadkiisa.

Baxniintii 31

Baxniintii 31:11-18