Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 31:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad la hadashaa reer binu Israa'iil, oo waxaad ku tidhaahdaa, Sida runta ah waa inaad dhawrtaan ayaamahayga sabtiyaasha ah: waayo, waa calaamo ina dhex taal aniga iyo idinka ka ab ka ab; si aad u ogaataan inaan anigu ahay Rabbiga quduus idinka dhigaya.

Baxniintii 31

Baxniintii 31:6-15