Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 30:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad samaysaa berked weyso oo naxaas ah, salkeedana waxaad ka samaysaa naxaas, oo waxaad dhigtaa meel u dhexaysa taambuugga shirka iyo meesha allabariga; oo waa inaad biyo ku shubtaa, ha lagu maydho e.

Baxniintii 30

Baxniintii 30:15-24