Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 27:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tiirarka barxadda ku wareegsan oo dhan waa in lacag laysugu wada xidhaa; oo qabsatooyinkooduna waa inay lacag ahaadaan, saldhigyadooduna waa inay naxaas ahaadaan.

Baxniintii 27

Baxniintii 27:9-21