Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 27:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo barxadda iriddeeda waxaad u yeeshaa daah labaatan dhudhun ah, oo ah buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan oo daabac laga sameeyey, tiirarkiisu ha ahaadeen afar, saldhigyadooduna afar.

Baxniintii 27

Baxniintii 27:10-21