Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 21:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

de markaas waa in sayidkiisu xaakinnada u keenaa, oo waa inuu albaabka ag keenaa, ama tiirka albaabka; markaas sayidkiisu dhegta mudac ha kaga dalooliyo; oo weligiis ha u adeego.

Baxniintii 21

Baxniintii 21:1-7