Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 21:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haddii addoonku bayaan u yidhaahdo, Anigu waan jeclahay sayidkayga, iyo naagtayda, iyo carruurtayda, oo anigoo xor ah bixi maayo,

Baxniintii 21

Baxniintii 21:3-11