Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 21:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ama haddii dibiga lagu yiqiin inuu markii hore wax geeso ku mudi jiray, oo uusan qofkii lahaa xidhin, markaas hubaal waa inuu dibi dibi ku bixiyaa, oo neefka dhintayna waa inuu isagu lahaado.

Baxniintii 21

Baxniintii 21:26-36