Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 21:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii nin dibigiis nin kale dibigiis wax yeelo oo uu dhinto, de markaas waa inay dibiga nool iibiyaan, oo qiimihiisa waa inay qaybsadaan; oo weliba kan dhintayna waa inay qaybsadaan.

Baxniintii 21

Baxniintii 21:34-36