Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 20:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waayo, Rabbigu lix maalmood buu ku sameeyey samada, iyo dhulka, iyo badda, iyo waxa dhexdooda ku jira oo dhan, kolkaasuu nastay maalintii toddobaad, sidaas daraaddeed ayaa Rabbigu u barakeeyey maalintii sabtida ahayd oo quduus uga dhigay.

Baxniintii 20

Baxniintii 20:5-20