Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 20:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse maalinta toddobaad waa maalin sabti u ah Rabbiga Ilaahaaga ah, oo waa inaanad shuqul qaban, adiga, ama wiilkaaga, ama gabadhaada, ama addoonkaaga, ama addoontaada, ama xoolahaaga, ama qariibka irdahaaga ku jira;

Baxniintii 20

Baxniintii 20:1-20