Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 2:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waayahaas, markii Muuse weynaaday, waxay noqotay inuu walaalihiis u soo baxay, oo uu fiiriyey culaabta saaran. Markaasuu wuxuu arkay mid Masri ah oo dilaya mid Cibraani ah oo walaalihiis ka mid ah.

Baxniintii 2

Baxniintii 2:7-16