Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yarkiina waa koray, markaasay u keentay gabadhii Fircoon, oo wuxuu noqday wiilkeedii. Oo waxay magiciisii u bixisay Muuse, oo waxay tidhi, Maxaa yeelay, anaa biyihii ka soo bixiyey.

Baxniintii 2

Baxniintii 2:1-19