Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 19:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Muusena kor buu ugu tegey Ilaah, markaasaa Rabbigu buurta uga yeedhay isagii, oo wuxuu ku yidhi, Yacquub reerkiisa waxaad ku tidhaahdaa sidan, reer binu Israa'iilna ku dheh,

Baxniintii 19

Baxniintii 19:1-9