Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 19:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay ka soo keceen Refiidiim oo ay yimaadeen cidladii Siinay ayay teendhooyinkoodii cidladii ka dhisteen, oo reer binu Israa'iil halkaasay degeen buurta horteeda.

Baxniintii 19

Baxniintii 19:1-12