Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 18:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yetroo oo Muuse soddog u ahaa ayaa wuxuu qaaday qurbaan la gubo iyo allabaryo. Markaasaa waxaa yimid Haaruun iyo waayeelladii reer binu Israa'iil oo dhan inay Ilaah hortiisa kibis kula cunaan Muuse soddoggiis.

Baxniintii 18

Baxniintii 18:2-20