Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 18:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haatan anigu waan ogahay in Rabbigu ka wada weyn yahay ilaahyada oo dhan; waayo, waxyaalihii ay kula macaamiloodeen iyagoo kibirsan aawadeed, isagaa ka sarreeyey.

Baxniintii 18

Baxniintii 18:4-14