Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 16:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxanu waa wixii Rabbigu idinku amray, Nin waluba ha ka gurto in cuntadiisa ugu filan, inta dadkiinna tiradiisu tahay, qofkiiba comer muggiis ha qaato, oo nin waluba inta teendhadiisa joogta ha u qayb qaado.

Baxniintii 16

Baxniintii 16:10-21