Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 16:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay reer binu Israa'iil arkeen ayaa midkoodba ka kale ku yidhi, Maxay tahay? Waayo, ma ay garanayn waxay tahay. Kolkaasaa Muuse wuxuu iyagii ku yidhi, Tanu waa kibistii Rabbigu idiin siiyey inaad cuntaan.

Baxniintii 16

Baxniintii 16:5-21