Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu waa xooggayga iyo gabaygayga, Oo isagu wuxuu noqday badbaadadayda. Kanu waa Ilaahay, oo anigu waan ammaani doonaa isaga; Waa Ilaahii aabbahay, aniguna waan sarraysiin doonaa.

Baxniintii 15

Baxniintii 15:1-12