Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 15:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse iyo reer binu Israa'iil waxay Rabbiga ugu gabyeen gabaygan, oo intay qaadeen, bay yidhaahdeen, Anigu Rabbiga waan u gabyi doonaa, waayo, ammaan buu ku guulaystay; Faraskii iyo kii fuushanaaba wuxuu ku tuuray badda.

Baxniintii 15

Baxniintii 15:1-6