Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 12:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo idinku waa inaad dhawrtaan iidda kibista aan khamiirka lahayn, waayo, maalintaas qudheeda ayaan dadkiinna badnaantiisii ka soo bixiyey dalkii Masar; sidaas daraaddeed amar ahaan waa inaad ka ab ka ab weligiin ku dhawrtaan maalintaas.

Baxniintii 12

Baxniintii 12:10-19