Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 12:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalinta kowaad waxaa idiin ahaan doona shir quduus ah, maalinta toddobaadna shir quduus ah. Wax shuqul ah maalmahaas waa inaan la qaban, waxa qof kastaaba cuno mooyaane, taas oo keliya baa la samayn karaa.

Baxniintii 12

Baxniintii 12:10-22