Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Jaahoodu dhuxul wuu ka sii madow yahay, oo markay jidadka marayaanna lama garto. Haraggoodii lafuhuu ku dhegaa oo waa engegay, oo wuxuu noqday sidii qori oo kale.

Baroorashadii Yeremyaah 4

Baroorashadii Yeremyaah 4:1-13