Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 4:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuweedii ahaa Nadiir Ilaah loo soocay barafka cad way ka sii daahirsanaayeen, oo caanahana way ka sii caddaayeen, Oo jidhkooduna murjaanta cas wuu ka sii guduudnaa, oo midabkooduna wuxuu ahaa sidii safayr oo kale.

Baroorashadii Yeremyaah 4

Baroorashadii Yeremyaah 4:2-11