Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 4:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa iyaga loogu qayliyey, War taga, nijaas yahay! Taga, taga, oo hana taabanina. Markay carareen oo ay iska daba wareegeen ayaa quruumaha waxaa laga dhex yidhi, Iyagu halkan innaba sii degganaan maayaan.

Baroorashadii Yeremyaah 4

Baroorashadii Yeremyaah 4:8-17