Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidii iyagoo indha la' ayay jidadka iska daba wareegaan oo dhiig bay ku nijaasaysan yihiin, Sidaas daraaddeed dharkooda lama taaban karo.

Baroorashadii Yeremyaah 4

Baroorashadii Yeremyaah 4:8-21