Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 3:23-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

23. Subax walba way cusub yihiin, daacadnimadaaduna way weyn tahay.

24. Naftaydu waxay tidhaahdaa, Rabbigu waa qaybtaydii, sidaas daraaddeed isagaan rajo ku qabi doonaa.

25. Rabbigu waa u roon yahay kuwa isaga rajo ku suga iyo naftii isaga doondoontaba.

26. Waxaa wanaagsan in badbaadinta Rabbiga rajo iyo aamusnaan lagu sugo.