Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 3:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naftaydu waxay tidhaahdaa, Rabbigu waa qaybtaydii, sidaas daraaddeed isagaan rajo ku qabi doonaa.

Baroorashadii Yeremyaah 3

Baroorashadii Yeremyaah 3:18-33