Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu qaansadiisii u xootay sidii cadow oo kale, oo gacantiisii midigna wuu u taagay sidii nacab oo kale, Oo wixii isha u roonaa ayuu wada laayay, Oo taambuuggii magaalada Siyoonna cadhadiisuu ugu soo daadiyey sidii dab oo kale.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:3-6