Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu cadhadiisii kululayd ku gooyay geeskii dadka Israa'iil oo dhan. Oo gacantiisii midigna wuu ka soo ceshaday cadowga hortiisii, Dadka Yacquubna wuxuu u gubay sidii dab ololaya oo baabbi'iya waxaa hareerihiisa yaal oo dhan.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:1-10