Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yeruusaalem aad iyo aad bay u dembaabtay, oo sidaas daraaddeed sida wax wasakh ah ayaa loo xooray. Intii sharfi jirtay oo dhammu way quudhsadaan, maxaa yeelay, waxay arkeen cawradeedii. Hubaal way taahdaa, wayna sii jeesataa.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:7-9