Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yeruusaalem wakhtiga ay dhib iyo wareeg ku jirto ayay waxay soo xusuusataa Waxyaalihii wanaagsanaa oo ay waagii hore haysatay oo dhan. Markii dadkeedu gacanta cadowga ku dhacay, oo aan ninna caawiyin Ayaa cadaawayaashu iyada arkeen, oo baabba'eedana way ku majaajiloodeen.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:1-14