Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Jidadkii Siyoon way baroortaan, maxaa yeelay, ninna iidaha uma yimaado. Irdaheedii oo dhammu waa cidla, wadaaddadeeduna way wada taahaan, Hablaheeda bikradaha ahuna way dhibaataysan yihiin, oo iyada qudheedana dhib qadhaadh baa haya.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:1-6