Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruunta Yahuudah maxaabiis ahaan baa loo kaxaystay dhibkeedii iyo addoonsigeedii weynaa aawadood. Quruumahay dhex deggan tahay, oo innaba nasasho ma hesho. Silciyayaasheedii oo dhammu waxay soo gaadheen iyadoo cidhiidhi ku dhex jirta.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:1-5