Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 1:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, Addoonkayga Ayuub ma ka fikirtay? Maxaa yeelay, isaga oo kale dhulka ma joogo, waayo, isagu waa nin qumman oo toosan, oo ah mid Ilaah ka cabsada oo sharka ka fogaada.

Ayuub 1

Ayuub 1:6-17