Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, War xaggee baad ka timid? Oo Shayddaan wuxuu Rabbiga ugu jawaabay, Waxaan ka imid dhulkii aan maray, oo aan hor iyo dibba ugu dhex socday.

Ayuub 1

Ayuub 1:1-15