Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin adeegidda dhimashada keentaa ee qorniin lagu xardhay dhagaxyo, hadday ammaan la ahaatay, si aan reer binu Israa'iil u karin inay Muuse wejigiisa aad u eegaan ammaanta wejigiisa aawadeed ee ah tan idlaanaysa,

2 Korintos 3

2 Korintos 3:3-12