Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 3:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kan haddana naga dhigay kuwa ku filan inaannu ka adeegno axdiga cusub, ma aha xagga qorniinka, laakiin xagga ruuxa, waayo, qorniinku wax buu dilaa, laakiin ruuxu wax buu nooleeyaa.

2 Korintos 3

2 Korintos 3:3-11