Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 11:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu ma Cibraaniyo baa? Anna waan ahay. Ma reer binu Israa'iil baa? Anna waan ahay. Ma dhashii Ibraahim baa? Anna waan ahay.

2 Korintos 11

2 Korintos 11:15-23