Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 11:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waan ka xishoonayaa inaan idhaahdo, Waannu tabardaran nahay. Laakiin weliba wax kasta oo uu qof geesi ku yahay, aniguna geesi baan ku ahay (sida doqon ayaan u hadlayaa).

2 Korintos 11

2 Korintos 11:20-24