Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 5:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse hadda ka dib biyo oo keliya ha cabbin, illowse waxoogaa yar oo khamri ah u cab calooshaada iyo cudurradaada mararka badan kugu soo noqnoqda daraaddood.

1 Timoteyos 5

1 Timoteyos 5:21-24