Kitaabka Quduuska Ah

Yuudas 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Mikaa'iil oo ah malagga sare markuu Ibliiska kula murmayay meydkii Muuse aawadiis, kuma uu dhicin inuu xukun cay ah ku xukumo, laakiinse wuxuu ku yidhi, Rabbigu ha ku canaanto.

Yuudas 1

Yuudas 1:6-14