Kitaabka Quduuska Ah

Yuudas 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaa jira niman qarsoodi idiinku soo galay, waana kuwii waa hore xukunkan loo qoray, oo ah kuwa aan cibaadada lahayn, oo nimcada Ilaaheenna ku beddela nijaas, oo inkira Ciise Masiix oo ah Sayidkeenna iyo Rabbigeenna keliya.

Yuudas 1

Yuudas 1:1-12