Kitaabka Quduuska Ah

Yuudas 1:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

isagoo ah Ilaaha keligiis ah oo Badbaadiyeheenna ah, ammaan iyo weynaan iyo xoog iyo amar ha u ahaadeen xagga Rabbigeenna Ciise Masiix, wakhtiga oo dhan ka hor iyo haatan iyo weligeedba. Aamiin.

Yuudas 1

Yuudas 1:15-25